Friday, June 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Taliyeyaasha Ciidamada Amniga Caasimadda uga digey Arrin soo noqnoqotay [Dhageyso]

Ra’iisal wsaaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digay taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dowladda inay iska ilaaliyaan isku dhacyo dhex mara ciidamada dhexdooda.

Isagoo la hadlayay ciidamadii xasilinta oo dib loo soo nooleeyay ayuu sheegay Xasan Cali Kheyre in marka hore loo baahan yahay wada shaqeyn dhex marta ciidamada kala duwan, oo aysan dhicin inay dhexdooda hubka iskula jeestaan.

“Marka hore inta aadan amniga sugin waa inaad adkeysaan wadashaqeyntiina, idinka iyo Taliyeyaashiina waxaana codsaneynaa marka hore in laga feejignaando inaanay dhicin isku dhac Ciidamo kala duwan, qalabkan waxaad u heysataan inaad ummadda Soomaaliyeed kaga difaacdaan cadowga ijaafeeyay, Taliyeyaasha waxaan leeyahay waa inaad qaadaan talaabo walba oo suuragal ah.” Ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre

DHAGEYSO 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON