Sunday, July 13, 2025

Ra’iisal wasaare Rooble oo War kasoo saaray Qaraxii Alshabab la beegsatay soo dhoweyntiisii Gaalkacyo (Daawo)

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Muquaal uu soo duubay ayuu ku cambaareynayaa falka argagixisadu ku beegsadeen saraakiisha ciidanka iyo dadka rayidka ah ee ka dhacay Gaalkacyo, wuxuuna sheegay inay niyad jebin doonin falalka argagixisada oo muujineysa sida ay uga fog yihiin naxariista, diinta iyo dhaqanka suubban.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON