Tuesday, June 24, 2025

Ra’iisal Wasaare Xasan Kheyre oo Codsi Gaar ah u jeediyay Shacabka [Akhriso]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsi gaara u diray shacabka Soomaaliyeed.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayuu Ra’iisal wasaaraha ku  sheegay inuu u baahan yahay tallooyinka iyo fikradaha shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka dalbaday inay  tallooyinkooda soo gaarsiiyaan.

“Si aan u helno tallooyinka iyo fikraddaha shacabka Soomaaliyeed, waxaan u baahanahay aragtidiina…” ayuu Ra’iisal wasaare Kheyre ku yiri farriintiisa isagoo dadweynaha la wadaagay email ay ugu diri karaan aragtidooda.

Hore waxaa tallaabadan oo kale u sameeyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo markaas kadib aan la maqlin wax fal celin ah iyo halkii ay mareen fikradihii loo jeediyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON