Thursday, July 3, 2025

RW Rooble oo booqday dhaawaca Afhayeenka Xukuuumadda (Sawirro Muuqaalka Macalimuu)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay saqdii dhexe Isbitaalka Digfeer ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax is-miidaamin ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheekeystay Macallimuu oo xaaladdiisu soo hagaageyso, wuxuuuna Eebbe uga baryay caafimaad deg deg ah. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta daweyneysa afhayeenka Xukuumadda.

Xaaladda Macalimuu ayaa u muuqatay mid degan sida ay muujiyeen sawirradda laga soo qaaday booqashadii Ra’iiisal wasaaraha, waxaana ka duuban Lugta iyo Gacanta Midig oo jab uu kasoo gaaray.

May be an image of 6 people, people standing and indoor
May be an image of 9 people, people sitting and people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON