Sunday, June 29, 2025

RW Rooble oo kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland.

Kulanka ayey Rooble, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam uga wada hadleen qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho.

Labada Madaxweyne ayaa si buuxda u tageeray shirka Wadatashiga ee uu Ra’iisal wasaaraha ku baaqay, halka uu weli Muqdisho ka maqan yahay Madaxweynaha K/Galbeed.

May be an image of 1 person, sitting, standing and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON