Friday, April 19, 2024

RW Rooble oo kulan la yeeshay Xoghayaha Urur Goboleedka IGAD iyo Wafdi la yimid Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo Muqdisho soo gaaray maanta.

Wafdiga waxaa ogaaminayay Xoghayaha Fulinta ee IGAD Dr. Workeneh Gebeyehu, wuxuuna kulan la yeeshay Ra’iisal wasaare Rooble oo ay ka wadahadleen xoojinta wadashaqeynta IGAD iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa shegeaty inuu Rooble soo dhaweeyay hirgalinta Xarunta Sare ee IGAD ee u adkeysiga aafooyinka iyo ilaalinta deegaanka oo IGAD ay Muqdisho ka furatay. Xaruntu waxay taageeri doontaa hirgelinta qorshaynta khataraha cimilada ee dalalka gobolka ee ku bahoobay IGAD.

May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 5 people, people sitting, people standing, office and indoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON