Monday, June 23, 2025

Safiirka Mareykanka, Taliyaha AFRICOM & Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Kismaayo & Laba qodob…

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africom Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta tegay nagaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, waxayna garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo kula kulmeen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay howlgalka ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu yahay Kismaayo, howlgalka dagaallada looga horjeedo Alshabaab iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo Jubbaland oo meel xun maraya, iyadoo xukuumadda Soomaaliya aysan aqoonsaneyn doorashadii Axmed Madoobe.

Warbaahinta Jubbaland aya sheegtay in laga wadahadlay xaalada ka taagan Gobolka Gedo, iyadoo la isku raacay in Dowladda Federaaka ay halkaas kala baxdo Ciidamada iyo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka u dhexeeya Jubbaland iyo Dowlada Federaalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON