Wednesday, July 9, 2025

Sarkaal ka tirsan Dowladda Hoose oo toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho

Sarkaal ka tirsan ciidamada Minishiibiyadda dowladda hoose ee Muqdisho ayaa manta lagu khaarijiyay caasimadda Soomaaliya.

Sarkaalkan ayaa koox hubaysan ku toogteen suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho Suuq Bacaad oo ku yaalla  ee degmada Yaaqshiid, waxaana la sheegay inuu ka mid ahaa ciidamada canshuuraha Gobolka Banaadir.

Xilliga weerarka lagu qaaday sarkaalka ayaa goobjoogayaal ay sheegeen inuu ku qaadista canshuurahasuuqa. Dableyda dilka geystay ka baxsaday goobta, waxaana markaas kadib gaaray ciidamada Ammaanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON