Saturday, June 28, 2025

SAWIRRO CUSUB: Burburkii weynaa iyo wixii ka dhacay Baararka Pizza House & Posch

Sawirro cusub ayaa laga helay burburkii uu geystay weerarkii xalay lagu qaaday laba ka mida baararka waaweyn ee magaalada Muqdisho.

Muuqaalada ayaa muujinaya heerka uu gaarsiisnaa qaraxa iyo qasaaraha gaaray dhismooyinka iyo goobta waxa ka dhacay.

Dad gaaraya 19 qof ayaa ku dhintay weerarrka oo Alshabaab ay sheegatay inay qaadeen, waxaana ku dhaawacmay 30 kale.

SAWIRRO

Sawirro dheeri ah 1Sawirro dheeri ah 7

Sawirro dheeri ah 4

Sawirro dheeri ah 3

Sawirro dheeri ah 5

Sawirro dheeri ah 6

Sawirro dheeri ah 9

Sawirro dheeri ah 10

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON