Saturday, July 12, 2025

SAWIRRO: Diyaarad ku dhacday Garoonka Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu shil diyaaradeed ka dhacay Garoonka Aden Cadde ee caasimadda, kadib markii ay ku dhacday diyaarad xamuul oo nooceedu yahay 5Y-MHT.

Diyaaradan ayaa la sheegay inay dhacday wax-yar kadib markii ay ka duushay Garoonka Muqdisho, waxaana soo gaaray qasaare burbur ah, iyadoo shaqaalihii la socday oo gaaraya 4 qof ay laba kamida dhaawacmeen, balse la sheegay in laga soo badbaadiyey.

Diyaaradda ayaa ku socotay magaalada Beledweyne, balse markii ay duushay ay dib ugu soo laabatay, garoonka kadib cilad ay dareentay, waxaana Shaqaalaha Garoonka iyo Dab-damiska ayaa u gurmaday Diyaaradda oo afka ku dhufsatay Derbiga ku wareegsan garoonka.

LA SOCO WIXII KUSOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON