Monday, July 7, 2025

Sawirro laga helay Xarumihii Shidaalka Sacuudiga ee la duqeeyay [Daawo 18 Drone & Gantaallo mar kaliya…]

Weerar duqeyn lama filaan ahaa oo loo adeegsaday 18 diyaaradaha oo nooca Drone-ka ahaa lagu qaaday Xarumaha shidaalka Sacuudiga ugu waaweyn ee Bariga dalkaasi, wuxuuna weerarkaasi keenay in shidaalkii dibadda loo dhoofin jiray uu joogado kala bar (5.7 fuusto maalintii).

Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay weriyeyaal geystay labada xarumood ee la duqeeeyay, waxaana ka muuqday burbur xoog leh oo gaaray goobahaasi oo ka mida kuwa ugu waaweyn ee shidaalka laga soo saaro, laguna diyaariyo ee dunida, iyadoo weerarka ay sheegatay kooxda Xuuthiyiinta, balse lagu eedeeyay dalka Iiraan.

Goobaha shidaalka Sacuudiga ee la duqeeyay ayaa waxaa soo gaaray qasaare weyn oo in dib loo hagaajiyo qaadan doono muddo bil ka badan, waxaana daminta dabkii ka kacay goobahaasi ka qeyb qaatay in ka badan 200 shaqaalaha dab damiska iyo shaqaalaha shidaalka.

Aramco-Saudi
Aramco-Saudi
Aramco-Saudi
Aramco-Saudi
Aramco-Saudi

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON