Thursday, July 17, 2025

SAWIRRO: Madax ka tirsan Dowladda Somalia, Siyaasiyiin & Wakiilada Beesha Caalamka oo gaaray Garowe

Waxaa magaalada Garowe ku qulqulaya wufuudda  ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida 26-ka Janaayo dhaceysa.

In ka badan shan diyaaradood ayaa maanta ka degay Garoonka Maxamed Abshir ee magaalada Garowe, waxaana magaalada gaaray xubno ka kala socday Guddoomiyaha Aqalka Sare, wasiiro ka tiresan xukuumadda Fedraalka, wakiilada Beesha Caalamka iyo marti sharaf kale.

Xubnaha dowladda Federaalka ka socda ee Maanta Garoowe gaaray ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Wasiirada Dhalinyarada & Ciyaaraha iyo Waxbarashada, Wasiiro ku xigeeno Guud ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed & Siyaasiga Salaad Cali Jeelle.

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, suit and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, wedding and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and beard

Image may contain: 2 people, people sitting and suit

Image may contain: 2 people, suit

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON