Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka 29aad ee dalalka Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada Dahraan ee dalka Sacuudiga.
Madaxweynaha ayaa la kulmay madaxda Boqortooyada Sacuudiga, waxaana lagu wadaa inuuu khudbad ka jeediyo shirka oo qodobadda ugu waaweyn ee looga hadlayo ay ka mid yihiin: Arinta Reer Falastiin iyo faragelinta Iiraan ku heyso dalalka Carabta.
DAAWO SAWIRRADA