SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Puntland ka codsaday Marti-gelinta Shirka Dowladda & Maamullada

Shirarkii wadatashiga ahaa ee magaalada Garoowe uga socday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka ayaa kusoo dhammaday iyadoo lagu dhawaaqay shir ay labada dhinac yeelanayaan muddo Bil iyo Bar ah kadib.

Madaxweyne Farmaajo ayaa codsi u jeediyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni, kaasoo ahaa in shirka labada dhinac ay marti geliso Puntland, laguna qabto magaalada Garoowe bartamaha bisha Maarso.

Madaxweynaha Puntland ayaa shaacisay codsiga Madaxweyne Farmaajo inuu aqbalay oo Puntland ay martigelin doonto shirka madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada.

Ad

 

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

120,969FansLike
799FollowersFollow
2,974FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!