Maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab ayaa maanta laba qarax oo mattaane ahaa ku qaaday xarunta Otto Otto oo dhisme u ah wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga. Ugu yaraan 15 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen weerarkaasi.

Waxaan idin soo xulnay sawirradii laga soo qaaday weerarkii maanta ka dhacay xaruntaasi oo ka mida kuwa sida weyn loo ilaaliyo ee caasimadda  iyo Muuqaal ay diyaarisay VOA-da.

HOOS KA DAAWO

This slideshow requires JavaScript.