Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Sacuudiga oo ciidamadii ugu badnaa u diyaariyay sugidda ammaanka Xajka sanadkan

Sacuudiga ayaa diyaar garowgii ugu weynaa ugu jirta sugidda ammaanka xajka iyo xujeyda sanadkan.

Ciidamadii ugu badnaa oo si weyn u hubeysan iyo shaqaale ka badan 100-kun qof ayaa loo diyaariyay ammaanka xajka, waxaana arrintan ay ka danbeysay markii Boqortooyada Saucudiga lagu eedeeyay shilal xujey badan ku dhinteen oo sanadihii danbe xajka ka dhacay.

Sacuudiga ayaa sanadkan awooddiisa isugu geeyay ammaanka xajka iyadoo uu wajahayo olole ku saabsan inuu awoodin maamulka xajka iyo inuu siyaasadeeyay, isagoo dalal dhowr ah ka hor istaagay xajka.

DAAWO SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON