Sunday, July 13, 2025

Senator-kii Afraad ee Aqalka sare oo lagu doortay Magaalada Baydhaba iyo Siyaasiga kusoo baxay

Kursigii afraad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, kaasoo ka mida 8-da kursi ee yaalla K/Galbeed.

Maxamuud Maxamed Cabdinuur ayaa ku guuleystay inuu noqdo Senator Aqalka Sare ee barlamaanka 11aad, kaasoo hore loogu saadaaliyey markii uusoo sharxay madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen.

Maxamuud Maxamed Cabdinuur ayaa ku guuleystay Codad Gaaraya 76, Halka Nuur Baabul Caddow oo la tartamayay waxaa uu helay 9 cod oo kaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON