Wednesday, July 9, 2025

Sheekh Aadan Madoobe oo kulankii ugu horeeyay la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay madaxweynaha cusub ee dooran.

Kulanka aya ahaa maanta salaan iyo hambalyo uu Guddoomye Aadan Madoobe ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ay doorteen Baarlamaanka labada Aqal.

Kulanka ayey labada masuul iska xog-wareysteen iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah, sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON