Sheekh Xasan Daahir oo Alshabaab ku bogaadiyey Weerarkii ay ku dileen C/weli Sheekh Cilmi Yare [DAAWO]

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiyey tallaabadii ay Alshabaab ka qaadeen.

Sheekha oo muuqaal soo duubay, isagoo xabsi guri uga jira dowladda Soomaaliya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Alshabaab ku raacsan yahay tallaabadii ay ka qaadeen Sheekh C/weli, isagoo dhinaca kale sheegay in khaladaadkooda leeyihiin.

Sheekh Xasan Daahir wuxuu faahfaahin ka bixiyey go’aanadii culimada Soomaalida ka qaateen wadaadka reer Gaalkacyo iyo xukunka laga qaatay ee ahaa inuu ka baxay diinta iyo cidda fulineysa.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

112,043FansLike
622FollowersFollow
2,592FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

112,043FansLike
622FollowersFollow
20FollowersFollow
2,592FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!