Saturday, August 13, 2022

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

Diyaarad nooca rakaabka ah e yaryar ayaa shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magalaada Muqdisho.

Diyaarada Shilka gashay ayaa ahayd nooca Fokker 50, oo ku howlgasha magacaa Shirkada Jubba Airways waxayna ay kasoo duushay magaalada Baydhabo iyadoo ku dhacday Garoonka Muqdisho.

Burbur xoog leh ayaa gaaray diyaaradda, waxaana laga badbadiyey 33 qof oo ahaa dadkii rakaabka ahaa, iyadoo wax qasaare naf ah aanu dhicin, balse waxaa istaagtay shaqadii Garoonka diyaaradaha

Ad

Diyaaradda ayaa markii danbe gubatay, waxaana dabka qabsatay damiyey qeybta dab-damiska Garoonka Aadan Cadde.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON