Sunday, July 13, 2025

Shirka Barlamaanada Federalka & Dowlad Goboleedyada oo Garowe ka furmaya [Yaa ka maqan..?]

Waxaa magaalada Garowe ka furmaya maalinta Berri ee Isniinta shirka Golayaasha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay ka qeyb galayaan Golaha Shacabka iyo Baaralmaanada dowlad Goboleedyada dalka.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo ay ka mid ihiin Guddoomiyaasha Golayaasha Wakiiladda ee Jubbaland, K/Galbeed iyo Hirshabelle ayaa lagu soo dhoweeyay Magaaladda Garoowe, waxaana garoonka uga hor tegay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed iyo Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland.

Shirka Golayaasha sharci dejinta ee dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ah kii shanaad oo ay yeeshaan baarlamaanada iyadoo shirkan uu ka maqan yahay maamulka Galmudug oo khilaaf weyn ka dhex jiro laba baaralmaanna yeeshay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON