Tuesday, July 1, 2025

Shirkii Gaalkacyo oo lasoo gabagabeeyay & Beesha Sacad oo dalbatay martigelinta Shirka Heshiisiinta..

Shirkii magaalada Gaalkacyo uga socday odayaal, siyaasiin, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee beesha Sacad ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaraay war-murtiyeed.

Qodobadda laga soo saaray Shirka Gaakacyo waxaa ka mida in shirka dib u heshiinsiinta Galmudug lagu qabto magaalada Gaalkacyo, waxayna beesha sidoo kale dalbatay in xal waara loo helo arrimaha ka taagan qeybaha maamulka Galmudug doorashada ka hor.

Shirka dib u heshiisiinta iyo doorashada Galmudug ayuu hore u shaaciyey Ra’iisal wasaare Kheyre inuu ka dhaco caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, waxayna arrintan culeys kale ku keeneysaa qorshaha xukuumadda oo horeb ay uga hor timid Beesha Cadaado.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON