Monday, June 23, 2025

Shirkii Madasha oo furmay & Hoobiyeyaal lagu weeraray Madaxtooyada

Weerar madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu ka furmay Shirkii madasha Qaran.

Tiro Hoobiyaal ah ayaa ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Villa  Soomaaliya, waxaana la soo weriyay  khasaaro ka dhashay madaafiicda hoobiyeyaasha ahaa.

Afar Hoobiye ayaa ku soo dhacay meelo u dhow Dugsiga Sare ee 15-ka May oo ku yaalla Dhabarka dambe ee Madaxtooyada Soomaaliya oo ay ku shirayaan madaxda madasha qaran.

Ad

Dad ku dhaawacmay madaafiicdaasi ayaa loo qaaday isbitaalada, waxaana wararka qaarkood sheegayaan inay jiraan qasaare kale.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON