Monday, June 23, 2025

Shirkii ugu weynaa ee Somalia & Somaliland oo ka furmaya Jabuuti & Madaxda ka qeyb galeysa?)

Shir muhiim ah oo noqon doona kii ugu weynaa ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu dhowaan ka dhaco dalka Jabuuti.

Shirkan oo ay gadaal ka riixeyso dowladda Mareykanka ayaa waxaa ka qeyb galaya oo Jabuuti tegaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiye Mursal, Ra’isal wasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Guddoomiyaha Guurtida iyo wafdi culus oo la socda.

Shirka oo uu qabanqaabiyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxaa lagu casuumay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya iyo wakiilo ka socda Mareykanka, dalalka Midowga Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo dhinacyo kale oo arrimaha Soomaaliya daneeya.

Faahfaahin Warbixintan halkan ka akhriso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON