Tuesday, July 1, 2025

Shirkii Musharixiinta Madaxweynaha ee Muqdisho oo furmay & Magacyada xubnaha ka qeyb galaya (Sawirro)

Shirkii Musharixiinta Xilka Madaxweynaha ayaa maanta ka furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galyaal ilaa 12 musharax.

Shirka ayaa looga hadalyaa Arrimaha doorashooyinka Dalka iyo sida ay u wajahayaan madaxda Mucaaradka iyo musharxiinta Madaxeynaha oo ka hor yimid Guddiyada Doorashada ee ay mahacawaday dowladda Soomaaliya.

Waxaa la sheega inuu shirku socon doono muddo saddex maalmood ah, lagana soo saari doono qodobbo ay ka mid yihiin ahnnaanka Doorashad iyo mowqifkooda ku aadah Doorashada ay wado Dowladda Soomaaliya, iyadoo la filayo inay qaadacaan Guddiga magacaaban.

Mushariixinta shirka ka qeyb galaya waxaa ka mida:

Xasan Sheekh Maxamuud

Shariif Sheekh Axmed

Xasan Cali Kheyre

Daahir Maxamuud Geelle

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Cabdikariin Xuseen Guuleed

Shariif Xasan Sheekh Aadan

Cabdulqaadir Cosoble.

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

Xuseen Cabdi Xalane

Mustaf Sh. Cali Dhuxulow

Maxamed C/raxmaan Siiriin

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON