Thursday, June 26, 2025

Sidee Magaalada Jiddah loogu soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo.. [DAAWO SAWIRRO]

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga oo booqasho laba maalmood ku joogi doona halkaasi.

Waxaa garoonka caalamiga ah ee Boqor C/casiis, magaalada Jiddah ku soo dhoweeyay ku xigeenka Amiirka Gobolka Maka Almukarama C/llaahi Bin Bandar Bin C/casiis, Wasiiru dowle ka tirsan Golaha Wasiirada Sacuudiga Dr. Musaacid Alceybaan, Guddoomiyaha Gobola Jiddah Dr. Haani Bin Maxamed Aburaas iyo safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Maxamed Bin C/qan Khayaad.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqashadii saddexaad uga bilaabatay Boqortooyada Sacuudiga, isagoo la kulmi doona madaxda dalkaasi.

DAAWO SAWIRRO 

GOOBJOOGE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON