Tag: Mahad Salaad

Xildhiban Mahad oo 9 Su’aal ka keenay Qaraxii lagu dilay Marxuum Yariisow [Akhriso]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa su'aalo badan ka keenay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir...

Mahad Salad: “Musiibadii G/Banadir AlShabab Shirko ayaa lagula ahaa..” [Warbixin Culus]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa su'aalo badan ka keenay qaabka uu u dhacay qaraxii lagu weeraray...

Xildhibaan Mahad Salaad oo sharci darro ku tilmaamay Qoraalkii Xukuumadda Somalia, lana saftay Xaaf..

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay qoraal ay xalay soo...

Xildhibaanno & Siyaasiyiin oo si kulul u Cambaareeyay Xariga weriye Cali Adan Mumin, kana...

Xildhibaanno iyo siyaasiyiin caan ah ayaa si weyn u cambaareeyay falka lagu xiray weriye Cali Aadan Muumin oo ka howlgala Warbaahinta Goobjoog...

Mahad Salaad: “Madaxweyne Farmaajo wuxuu doortay in uu noqdo muwaadin Maraykan, intii..” (Jawaab)

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad jawaab kulul ka bixiyey khudbad uu maanta jeediyey madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo sheegay in dalku ka degi...

Xildhibaan Mahad Salaad oo tira-koob ku sameeyay Dhimashada & Dhaawaca Qarixii Muqdisho

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa tirakoon uu iskiis isu xil saaray ku soo sameeyay dhimashada iyo dhaawaca...

Mahad Salaad: “Waxaan ugu baaqaynaa Madaxda Qaranka inaysan siyaasadeyn mushaarka Ciidamada..”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tiran Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya inaysan siyaasadeyn mushaarka ciidamada, lagana dhaafo...

Mahad Salaad: “Waxaan ugu baaqayaa Madaxweyne Farmaajo inuu Musaveni raaligelin ka dalbado…”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ku sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda inuu raaligelin buuxda ka...

Xildhibaan Mahad Salaad: “Farmaajo waa ka tanaasulay Dacwadii, wuxuuna Baddii Somalia u dhiibay sidii...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in loo xaqiijiyey in madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ay...

Mahad Salaad: “Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha waa inaysan u hoggaansamin cago-jugleynta dowlada Kenya”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay muqadas, xitaa haddii lagu kala...

Sheekh Kenyaawi: “Waa been Sawirka la baahiyey ee inuu ii hanjabay Abtigey xildhibaan Mahad...

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa beeniyey wararka sheegaya inuu imaatinkiisa magaalada Muqdisho ku yimid dowladda Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in ujeedkiisu ahaa mid uu qalbigiisa...

Xildhibaan Mahad Salaad: “Oohinta Wadaadka ma tii Yaxaaska oo kale baa..? [Akhriso Jawaab culus]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyey muuqaal uu soo duubay Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo qoraal uu...

Xildhibaan Mahad Salaad oo digniin kasoo saaray ‘Sharciga Denbiyada Jinsiga’ ee Wasiiradda Haweenku wadato

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid, ugana digay sharciga Qaran ee Denbiyada Jinsiga" kaasoo Golaha Wasiirada ay asixiyeen, ayna wasaaradda...

Xildhibaan Mahad Salaad: “Farmaajo wuxuu rabaa inuu Itoobiya & Eritrea dalka ku qabsado..”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa madaxweynaha Soomaaaiya ku eedeeyay inuu doonayo inuu dalka ku qabsado ciidamada Itoobiya iyo Eritrea.

Xildhibaan Mahad Salaad oo talo dhexdhexaad ah u soo jeediyay Farmaajo & Maamul Goboleedyada

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay talo dhexdhexaad ah u soo jeediyey madaxda dowlada Federaalka iyo...

Maxaa kala Qabsaday Ciidamo Boolis ah iyo ilaalada Xildhibaan Mahad Salaad..? [Akhriso Qisada]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo ku qabsatay maanta isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. markii ilaaladiisa iyo ciidamo amniga ay ku...

Xildhibaan Mahad Salaad oo digniin & talo u diray lammaanaha dartood loo dilay Axmed...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si gaara ula hadlay lammaanayaasha guurkooda dartiis loo dilay Marxuum Axmed Dowlo oo xalay Telefishan ku yaalla Muqdisho uga...

Xildhibaan Mahad Salaad oo kashifay Qorshaha u Qarsoon Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf [Akhriso]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kashifay qorshaha qarsoon ee madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Isagoo ka hadlayay xiisadda...

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hor yimid Shuruudihii madaxda Maamul Goboleedyada [Akhriso]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada mucaaradka ku ah madaxda dowladda Somalia ayaa ka hor yimid shruduudo ah madaxda maamul goboleedyada ku...

Xildhibaan Mahad Salaad: “Dhacdo ugub ku ah furitaanada kalfadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya!”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee mucaaradka ku ah madaxda dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahiyey xaaladda furitaanka kalfadhiga 4-aad ee...
error: Content is protected !!