Thursday, June 26, 2025

Taliska Ciidamada Mareykanka oo shaaciyey Duqeyn kale oo lagu dilay Xubno ka tirsan Alshabaab [Akhriso]

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay weerar duqeyn dhinaca cirka ah oo uu ku qaaday dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku sugnaa degmada Jamaame ee Gobolka J/Dhexe.

War kasoo baxay AFRICOM ayaa  ayaa lagu sheegay in weerar duqeyn ah oo ka dhacday  degmada Jamaame shalay 21-kii bishan February oo lagu dilay afar dagaalame, iyadoo aanay waxba ku noqon dad shacab ah.

Waa weerarkii labaad ee muddo 48 saacadood ah oo Mareykanku ku qaado Gobollad Jubbooyinka, iyadoo ay dhowaaan  duqeyn kale oo ka dhacday duleedka magaalada degmada Jilib ay sheegeen in lagu dilay saddex dagaalame oo ka tirsan Shabaab.

Mareykanka ayaa sii xoojiyey weerarrada duqeynta ah ee laga fuliyo Soomaaliya, kadib markii madaxweyne Trump uu sii xoojiyey ciidamada ka jooga Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON