Friday, June 27, 2025

Taliska Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn lagu dilay 52 Maleeshiyo oo ka tirsan Alshabab [Akhriso]

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika- AFRICOM – ayaa war kasoo saartay weerar duqeyn ah oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo oo warar kala duwan kasoo baxeen, iyadoo la sheegay in lagu diray tiradii ugu badneyd oo maleeshiyada Alshabaab.

War-saxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka duqeynta uu ka dhacay agagaarka degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe, iyadoo lagu dilay 52 maleeshiyo Alshabaab ah, iyadoo weerarka uu jawaab u ahaa weerar ay Alshabaab ku qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya.

Qoraalka Taliska ciidamada Mareykanka  ayaa lagu sheegay inaysan jirin qasaare soo gaaray dad rayid ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON