Sunday, July 13, 2025

Taliye ku xigeenkii Booliska Gobolka Banaadir oo u Geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Qarax

Waxaa la xaqiijiyey inuu geeriyooday Taliye ku-xigeenkii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo dhaawac halis ah kasoo gaaray qaraxii is-miidaaminta ee ka dhacay Saldhigga Booliska degmada Waaberi.

Gaanshaanle Sare Axmed Cabdi Wehliye ayaa goor dhoweyd u dhintay dhaawaca kasoo gaaray qaraxii saldhigga Booliska Waaberi, waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay Wasiirka Arriaha Gudaha xukuumadda xilgaarsiinta.

Waxaa kaloo qaraxii is-miidaainta ee ka dhacay Saldhigga Waaberi 9kii May oo ku beegneyd aakhirkii bisha Ramadaan geeriyooday taliyihii saldhiggaasi iyo Taliye ku xigeenkii Qeybta Weliyow Cadde.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON