Tuesday, July 15, 2025

Taliyeyaashii NISA ee Gobolka Hiiraan iyo Magaalada Beledweyne oo xilalkii laga qaaday & Magcaabid [AKHRISO]

Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee Hirshabeelle ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaashii  ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka Hiiraan iyo magaalada Belwdweyne.

Arrintan ayaa sabab looga dhigay isbedel loo baahan yahay, sida uu wareegto ku soo saaray Taliyaha Ciidamada NISA ee Hirshabeelle C/llaahi Axmed Cabdi Weheliye oo soo baxday Jimcihii shalay xilli uu ku sugan yahay magaalada Beledweyne.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON