Monday, July 14, 2025

TOOS: Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka Kalfadhiga Barlamanka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya munaasabadda furitaanka kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda ka socota Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye.

Waxaa munaasabadda ku sugan madaxda Baarlamaanka, Ra’iisal wasaaraha iyo xildhibaannada Golaha Shacabka, iyadoo uu madaxweyne Farmaajo ka hadli doono arrimo kala duwan.

HOOS KA DAAWO

Image may contain: 3 people, people sitting and suit
Image may contain: 3 people, people standing and suit
Image may contain: 1 person

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON