Saturday, June 28, 2025

TOOS: Axmed Madoobe oo jeedinaya khudbadiisii musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha Jubbaland

Madaxweynaha markii saddexaad doonaya inuu xilka kusoo laabto Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa khudbaddiisaa musharaxnimo ka horjeedinaya Baarlamaanka Jubbaland ee Guddiga uu magacaabay ay dhiseen.

Axmed Madoobe ayaa ka hadlaya waxqabadka 4-ta sano ee soo socda iyo intii uu talada Jubbaland hayey oo ah 7 sano wixii uu qabtay, waxaana la rumeysan yahay inuu si fudud dib loogu dooran doono xilkaasi, kadib markii dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka ay ka hor yimaadeen qaabka loo soo xulay Baaramaanka Jubbaland.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON