Sunday, June 22, 2025

DAAWO: Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligan ka jeedinaya Khudbadii furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlaya xaaladda dowladda Somalia, waxqabadka dowladiisa oo sanad iyo war yar u hareen, iyadoo xafladan ay kusoo beegantay iyadoo xaalad siyaasadeed oo kacsan ay dalka ka jirto, madaxda dowladda federaalkana uu khilaaf kala dhaxeeyo maamullada Jubbaland iyo Puntland.

HOOS KA DAAWO

https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/videos/410552989654350/
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON