Saturday, June 28, 2025

TOOS U DAAWO: Xaflad lagu taageerayo Xasan Sheekh oo ka socota Muqdisho & xildhibaano fara badan oo ku sugan

Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.

Xafladan ayaa waxaa ka qeyb galaya in ka badan 100 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka iyadoo lagu wadao inay gaaraan ilaa 180 sida ay sheegeen qabanqaabiyeyaasha xafladda.

Kulankan oo ka dhacaya Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho waxaa ku sugan madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale u ordaya in din loo dooro, waxaana garab fadhiya madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, waxaa kaloo xafladda ku sugan madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON