Thursday, January 20, 2022

Wada-shaqeyn u bilaabatay Barlamanka & Xukuumadda [Akhriso Ajendaha kulankii ugu horeeyay ee Guddoomiye Mursal]

Guddoonka Baarlamaanka ayaa isugu yeeray xidhibaannada oo al ogeysiiyey inuu jiro kulankii caadiga ahaa ee Baarlamaanka maalinta Berri ah ee Isniinta.

Kulanka oo markii ugu horeysay uu guddoominayo Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka, ahna wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sheekh ayaa la shaaciyey  in ajendihiisu uu yahay Hab-maamuska Xeerka lagu Aasaasay Midowga Africa ee Khuseeya Midowga Baarlamaanada Afrika.

Kulanka Berri ka hor waxaa maanta kulan yeeshay Guddoonka Baarlamaanka oo ka kooban guddoomiyaha, labada ku xigeen iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka wadahadlay iskaashiga xukuumadda ee Baarlamaanka.

Ad

Dhinaca Kale Guddoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa Galabta Golaha Wasiirada ka horjeediyay Xeerka Habmaamuska lagu Aasaasay Midowga Africa ee Khuseeya Midowga Baarlamaanada Afrika iyadoo Golaha Wasiirada ay isla galabta Meelmariyeen Xeerka .

Image may contain: 3 people, people sitting

- Advertisement -

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!