Monday, July 14, 2025

Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo xiran iyo Faahfaahin ku saabsan Sababta loo xiray

Waxaa saaka la xiray Wadooyinka magaalada Muqdisho,  iyadoo ciidamo badan la dhigay isgoysyada iyo wadooyinka magaalada, waxaana la joojiyay isu socodka gaadiidka.

Goobaha xiran waxaa ka mida Isgoyska Banaadir, Zoobe, Taleex, KM4, Shaqaalaha iyo wadooyinka soo gala Jidka Maka Almukarama, waxaana socda oo kaliya gaadiidka ciidamada iyo madaxda dowladda.

Waxaa lagu wadaa nay maanta yimaadaan magaalada wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya iyo Ertria oo kulan saddex geesood ah la qaadan doono dhiggooda Soomaaliya, taasoo keentay in si weyn loo adkeeyo amniga magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON