Friday, July 4, 2025

Wafdiga Maamul Goboleeyada ee loo dirayo magaalada Garbahaarey oo la magacaabay (Akhriso)

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ayaa magacaabay wafdiga Maamul Goboleedyada ee dib u heshiisiinta u tegaya magaalada Garbahaarey, xarunta Gobolka Gedo.

Guddigan oo ay ahayd in mar hore ay tagaan Garbahaarey ayaa ka kooban Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada oo aysan ku jirin Jubbaland, waxayna shaqaadoodu tahay inay Gobolka Gedo, gaar ahaan Garbahaarey ka sameeyaan dib u hehsiiisiin lagu soo magacaabo Guddoomiyaha iyo Duqa Degmada Garbahaarey si ay doorasho uga dhacdo.

Arrinta Gobolka Gedo ayaan weli loo tallaabo qaadin xalinteeda, waxayna howshu bilaaban doontaa marka ay wafdiga Maamum goboleedyada gaaraan magaalada Garbahaarey.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON