Saturday, July 12, 2025

Wafdiga Madaxweynayaashii hore oo kulan la yeeshay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif (Sawirro)

Wafdiga uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Kulanka labada Madaxweyne iyo Xildhibaanada la socday iyo Ugaas Xasan oo ay wehliyeen duubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa looga wadahadlay xaalada magaalada Beledweyne iyo saameynta ay dadka magaalada ku yeelatay fatahaadda webiga iyo roobabka go’doomiyey magaalada.

Masuuliyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sidoo kale booqday barakayaasha magaalada Beledweyne ee ku dhibaateysan duleedka magaalada, iyadoo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON