Friday, June 27, 2025

Wakiilada IGAD iyo Midowga Afrika oo gaaray Dh/mareeb & kulan la yeesheen Ra’iisal wasaraha [Sawirro]

Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Labada wakiil waxaa garoonka Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay wasiirada Amniga iyo Arrimaha gudaha xukuumadd Soomaaliya,. waxayna kulan la yeesheen Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre oo magaalada Dhuusamareeb ku sugan.

Wararka ayaa sheegayai n Wakiilka Midowga Afrika Francisco Madeira iyo IGAD Mohamed Ali Guyo ayaa la sheegay inay goobjoog ka noqon doonaan howsha wareejinta ciidamada Ahlu suna oo laga dhigayo ciidamo Qaran.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON