Friday, July 18, 2025

Wararkii ugu dambeeyay Taliyihii Saldhigga Booliska Gaalkacyo oo Qarax lagu dilay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay  magaalada Gaalkacyo qeybta ay ka taliso Puntland.

Qaraxa oo ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray Taliyihi Saldhigga Cusub ee Suuqa waqooyiga Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali (Cali Magafe) ayaa ku  qarxay xilli uu marayay bartamaha magaalada Gaalkacyo, siiba dhabarka dambe ee xarunta madaxtooyada.

Taliyaha Cali Ibraahim Cali(Cali Ma’gafe)  oo dhaawac culus ka soo gaaray qaraxaas ayaa isla markii u geeriyooday, iyadoo gebi ahaanba uu burburay gaarigii uu saarnaa.

Magaalada Gaalkacyo ayay si joogto ah uga dhacaan qaraxyada lagu khaarijiyo mas’uuliyiinta Puntland, iyadoo inta badan ay sheegato kooxda Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON