Sunday, July 13, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Dagaal ka dhex maray Ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland

Wararka laga helayo aagga Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray labada ciidan.

Dagaalka dhex maray Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa saaka  ka dhacayaaga Tukaraq oo ka tirsan Sool, iyagoo is weydaarsaday rasaas culus, taasoo timid markii ay isku dhaceen laba ciidan oo sahan ahaa oo isku fara saaray goob ka baxsan aagga labada ciidan isku hor fadhiyaan.

Lama sheegin qasaaraha ka dhashay dagaalka oo muddo kooban socday, kaasoo markii dambe istaagay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON