Tuesday, April 23, 2024

DHAGEYSO: Senatoro tegay Beledweyne oo Qeylo dhaan soo saaray & Lacagtii Dowladda Somalia ku yaboohday oo la waayey

Xildhibaanno ka tisan Aqalka sare oo tegay magaalada Beledweyne ayaa qeylo dhaan kasoo saaray xaaladda magaaladaasi iyo halista ka dhalan kara cudurro ka dilaaca.

Senator Maxamed Cusmaan Faarax iyo Senator Cismaan Axmed Macow lacag ay iska ururiyeen xildhibaannada Aqalka Sare gaarsiiyey magaalada Beledweyne ayaa sheegay in weli meydad laga soo gurayo gudaha magaalad, isla markaana ay biyihii isa soo tareen.

Lacag dhan 50-kun Doolar oo ay iska ururiyeen Aqalka sare ayay ku wareejiyeen maamulka Gobolka Hiiraan, iyadoo sheegay in deeqdaasi ay tahay tii ugu horeysay ee si toos ah loogu wareejiyo maamulka Gobolka Hiiraan.

Ad

Senator Maxamed Cusmaan Faarax ayaa sheegay in lacagihii lagu yabooheen dowladda Federaalka iyo Maamulka G/Banaadir aan waxba laga arag, ayna noqdeen wax riyo oo kale ah, isagoo ka digay xaaladda magaalada Beledweyne, iyagoo dowladda ugu baaqay inay u soo jeesato Gobolka Hiiraan.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA SENATOR MAXAMED CUSMAAN

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON