Thursday, April 18, 2024

Wararkii ugu danbeeyay koox hubeysan oo Goor dhoweyd Dil ka fulisay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geysteen Suuqa ugu weyn magaalada.

Dilka ayaa ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana goobtaasi lagu dilay askari ka tirsan ciidamada nabadgelyada Wadooyinka ee Taraafikadda oo goobtasi ku sugnaa, iyadoo dableydii dilka geysatay ay  goobta ka baxsatay.

Laba nin oo la sheegay inay wateen Bistoolado ayaa geystay dilka, waxaana goobta gaaray ciidamada ammaanka oo goobta xiray, inkastoo aan la soo werin cid loo qabtay falkan.

Ad

Bisha Ramadaan waxaa Magaalada Muqdisho ku soo kordha dilalka qorsheysan, iyadoo Alshabaab ay sii xoojiso falalkeeda khaarijinta ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON