Wednesday, June 25, 2025

Warbaahinta Itoobiya oo War lama-filaan ah ka faafisay Shirkii Farmajo, Uhuru & Abiy Ahmed [Akhriso]

Kulanka Saddex-Geesoodka ah ee maanta ka dhacay Nairobi, waxay Madaxtooyuad Villa Soomaaliya shaacisay inaan looga hadlin soohdinta badda ee labada dal isku hayaan.

Dowladda Kenya ayaan ilaa iminka wax war ah kasoo saarin heshiiska ay sheegtay Madaxtooyada Somalia, mana jiro 24 saac kadib booqashadii Madaxda Itoobiya iyo Somalia war kasoo baxay dowladda Kenya oo arrintan ku saabsan.

Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya aya sheegay in kulanka looga wadahadlay in nabadgelyo lagu dhammeeyo xiisadda labada dal oo si qoto dheer looga hadlay sidii loo xalin lahaa arrinta salka u ah khilaafka Somalia iyo Kenya.

Warka uu baabiyey TV-ga Dowladda Ethiopia ayaa khilaafsan warka rasmiga ah ee Villa Soomaaliya maanta shaacisay, waxaana iyo war laga soo weriyay ilo xog-ogaal ahoo iyagu duwan labada il wareed ee kale oo caddeeyay in Somalia iyo Kenya ay ka wadahadleen dacwadda u dhaxeysa ee Xuduudka Badda.

HOOS KA AKHRISO WARKA TV-GA ITOOBIYA OO TARJUNTAY BBC MONITORING

Kenya and Somalia agree to resolve border row diplomatically 
Publication info: BBC Monitoring Africa ; London [London]06 Mar 2019.

By BBC Monitoring 
Kenya and Somalia have agreed to resolve the recent maritime boundary dispute through diplomatic way, stateowned Ethiopian Television reported today. 
“The leaders of Kenya and Somalia during a face to face meeting under the mediation of Prime Minister Dr Abiy Ahmed, chairman of Intergovernmental Authority on Development (IGAD), have agreed to resolve their recent maritime boundary dispute through diplomatic way only,” Ethiopian TV reported. 
PM Abiy And President Mohamed Abdullahi Farmajo yesterday left for Nairobi to meet President Uhuru Kenyatta to discuss and end the current boundary dispute between Kenya and Somalia. 
Kenya and Somalia both claim a 100,000 square-kilometre triangle in the Indian Ocean that is rumoured to be rich in oil and gas reserves. 
The row escalated when Somalia allegedly auctioned oil blocks from the area during an oil and gas conference in London on 7 February. Somalia denied the allegations. 
CREDIT: Ethiopia Television (ETV), Addis Ababa, in Amharic 0900 gmt 6 Mar 19

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON