Sunday, July 13, 2025

Wasiir ku xigeen ka tirsan Puntland oo noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee kasoo baxay Garowe

Cabdi Ibraahin Warsame Qowdhan oo ahaa wasiir ku xigeenkii Maaliyadda maamulka Puntland ayaa kusoo baxay kursiga HOP196 oo maanta doorashadiisa ka dhacday magaalada Garowe .

Kursigan oo tartan aanu ka dhicin, waxaa la tartamay wasiir ku xigeenka musharax la sheegay inuu isagu keensaday oo lagu magacaabo Abshir Cabdi Xuseen, waxayna natiijadii noqotay inuu Cabdi Ibraahim Qowdhan helo 90 cod. Abshir Cabdi ayaa isna hellay 6 Cod.

Wasiirka ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka tirsan Golaha Shacabka oo kusoo baxa doorashada Golaha shacabka ee Puntland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON