Wednesday, September 10, 2025

Wasiirka Amniga & Madaxda Hay’adaha Wasaaradiisa oo loogu yeeray inay hor yimaadaan Baarlamaanka [Akhriso]

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo mas’uuliyiinta hoos yimaada wasaaradiisa ayaa looga yeeray inay hortagaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Xoghayaha Baarlamaanka oo loo diray Wasiirka Amniga ayaa lagu ogeysiiyey inuu maalinta Berri ah ee Talaadadda hor yimaado Golaha Baarlamaanka, iyadoo ay la socdaan Mas’uuliyiinta hoos yimaada.

Arrintan ayaa timid, kadib markii shalay la baajiyey kulan ay doonayeen inay wasiirka iyo mas’uuliyiinta la socotay la yeeshaan Guddiga fulinta Baarlamaanka, waxayna xildhibaannada Guddiga dalbadeen inay hor tagaan Baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON