Wednesday, July 2, 2025

Wasiirka Waxbarashada oo ka noqday hadalkii kasoo yeeray ee Imtixaanka Puntland [Maxaa sababay? Akhriso]

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa ka noqday hadal shalay kasoo yeeray oo ku saabsanaa inuu fashilmay imtixaankii maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay inuu ka xun yahay hadalkii uu ka jeediyay magaa;ada Jowhar ee ku saabsanaa in imtixaanka Puntland uu fashilmay, hadalkaas oo la sheegay inuu sababay war la soo gaarsiiyey wasiirka oo ahaa in madaxweynaha Puntland uu sheegay in imtixaankii la jabsaday.

HOOS KA AKHRSO QORAALKA

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON