Waxaa aroortii aaka qaraxyo dhowr ah laga maqlay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu burburiyey qaar kamid ah kaamirooyinka Hay’adda NISA ku xirtay Jidkaasi muhiimka ah.
Afar qarax ayaa lala beegsafay Balooyinka ay ku xiran yihiin Kaamerooyinka oo ku yaalla Isgoyska Dabka iyo agagaarkiisa, waana markii labaad ee qaraxyadaasi ay dhacaan isla goobta saaka lala beegsaday.
Lma soo werin wax qasaare nafeed ah ama dhaawac ah oo ka dhashay qaraxyda iyadoo aysan baneyn waxyeellada ay gaarsiiyeen kaamerooyinka, laakiin qaraxyda kadib ayaa waxaa goobta gaaray ciidamada amniga oo muddo kooban xiray isu socodka.
Aakhirkii Bishii Janaayo ayay ahyad markii la qarxiyey 3 ka m ida Kaamerooyinka CCTVC, iyadoo lagu eedeeyay inay ka danbeeeen Alshabaab, balse ma jirin wax war ah oo kasoo baxay ay’adaha Amniga.