Monday, July 14, 2025

Wiil Soomaali ah oo Toorey lagu dilay Magaalada London & Soomaali ka danbeeyay oo la qabtay [Sawirro]

Wiil oo Soomaali ahoo Mindi lagu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska bartimihii bishan, ayaa muuqaaladiisa la shaaciyay iyadoo 16 sano jir loo qabtay dilkiisa, sida Booliska dalkaasi uu shaaciyey muuqaaladooda.

Sida ay qortay Saxaafadda Ingiriiska Cisman Shidane oo 20-sano jir ayaa lagu weeraray Victoria road in Bariga Ruislip Talaadadaii, sida uu sheegay afhayeenka Booliska, waxaana uu dhintay kadib dhowr maalmood oo xaalad culus uu ku jiray Isbitaalka.

Qoyska wiilka lagu magacaabo Cisman Shidane ayaa sheegay inuu dilkiisa ka mid ahaa 3 qof oo 72-kii saacadood ee la soo dhaafay lagu dilay magaalada London. Cisman Shidane ayaa ku geeriyooday Isbitaalka.

Booliska ayaa sheegay in dilka Cismaan Shidane uu ka danbeeyay wiil 16 sano jir ah, kaasoo aan magaciisa la shaacin arrimo sharci ah awgood ayaa la sheegay inuu kasoo jeedo degaanka Hillingdon, waxaana la qabtay Arbacadii, wuxuuna muuqaalkiisa u eg yahay Soomaali

A boy, just 16, who cannot be named for legal reasons, was charged with Shidane's murder yesterday and is being held in custody

Wiilka lagu eedeeyay dilka Cismaan Shidane

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA MARXUUMKA

Osman Shidane, 20 (pictured), died on Friday after being repeatedly stabbed on Tuesday night

Stabbed to death: Osman Shidane

Osman Shidane (pictured) hailed from West Drayton, Hillingdon, and attended Harlington School, a mixed secondary school and sixth form located in the  London Borough of Hillingdon

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON